Jabuuti oo Hantiilayaasha u soo bandhigtay Saami shirkadeyd oo iibineyso

Dowlada Jabuuti ayaa soo bandhigtay saami ay ka iibineyso shirkada Isgaarsiinta ee dalkaasi Jabuuti Telcom, waxaana saamigan fursad loo siiyay in ay iibsadaan maalgashadayaasha hantida badan heesta iyo shirkadaha. Shir ay yeesheen golaha wasiirada ee Jabuuti oo uu shir guddoominayay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa lagu go’aamiyay in dowlada saami yar ka iibiso shirkada isgaarsiinta … Continue reading Jabuuti oo Hantiilayaasha u soo bandhigtay Saami shirkadeyd oo iibineyso